Hargaysa (Hargeisa Press.com): Komishanka heer qaran ee la dagaalanka HIV/AIDs ayaa kulan u qabtay qaar ka mida haweenka ku nool magaaladda Hargaysa.
Kulankaasi ayay u jeedadiisu ahayd sidii haweenku ay door muhiimadda uga qaadan lahaayeen sidii bulshadda looga wacyigelin lahaa xanuunka AIDs-ka.
Iyadoo ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen sidii aan dadka xanuunkaasi la nool loo takoori lahayn ee ay bulshadoodda ula noolaan lahaayeen.
Halkan Ka Daawo Hadaladii Laga Jeediyay Kulankaasi:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.