Hargaysa (HP): Xubnaha komishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda isgaadhsiinta ee magaaladda Hargaysa, ayay u jeedadiisu ahayd sidii la isku waafajin lahaa nidaamka E-government-ka iyo maamul wanaaga.
Kulankaasi ayaana daba socday kulan bishii koowaad ee sanadkan dhex maray wasaaradda isgaadhsiinta iyo masuuliyiinta komishanka maamul wanaagu.
Sida ay sheegtay agaasimaha guud ee wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland oo kulankaasi hadal ka jeedisay.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.