Jaamacadda New Generation oo Kaalinta Koowaad U Gashay Qiimayn La Sameeyay

0
724

Hargeysa (Hargeisa Press)- Jaamacadda New Generation University faraceedda Somaliland,; ayaa noqotay Jaamacadda  kalinta koowaad ka gashay qiimayn ay sameeyeen gudidda Komishanka Tacliinta Sare ee Qaranka  Jaamhuriyadda Somaliland.

Qiimayntan, ayaa ahayd tayada waxbarashada ee Jaamacadaha dallka Somaliland iyada oo loo kala qeybiyey saddex qeybood
1. Jaamacadaha Dawliga ah  waxaa u sareyay Jaamacadda keentay 79% Point.

2. Jaamacadda Private ka ah ee dalka laga aasaasey   waxay 84% Point.

3. Jaamacadaha Private ka ah ee dalka dibadiisa laga aasaasey Jaamacadda uu saraysa waxay 87%   Sidaas ayay Jaamacadda New Generation University ku noqatay Jaamacadda dalka guud ahaan ugu saraysa.

Shurudaha Qiimeynta waxaa ka mid ahaa:
1. The Strategic Planning
2. Governance
3. Educational programs
4. Research
5. Adequacy of Resources,
6. Student support – Counselling, communication
7. Community outreach services
8. Internal quality Assurance.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here