Jaamacadda Hargaysa iyo Jaamacadda Granda Ee Dalka Spain Oo Heshiis La Saxeexatay

0
343

Hargaysa (HP): Jaamacadda jaamacadda Hargaysa ayaa xidhiidh wada shaqayneed la saxeexatay jaamacadda Granda university ee dalka Spain, oo masuuliyiin ka socday ay booqasho ku yimaadeen Somaliland.

Sidoo kale masuuliyiinta jaamacadda Hargaysa ayaa isla maanta waxay munaasibad sagoojin ah u samaysay safiirka ururka Midawga Yurub u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland oo dhawaan xilkaasi banaynaya.

Labadan munaasibadood waxaa ka soo qayb galay maamulka sare ee jaamacadda Hargaysa, xubno ka socday jaamacadda Granda university ee dalka Spain iyo sidoo kale safiirka ururka midawga Yurub ee Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Hargaysa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here