Hargeysa,(HargeisaPress) —Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa mar kale maanta ay ka soo yeedheen weedho naxli siyaasadeed xambaarsan oo aan farxad gelin shacbiga Somaliland, kuwaas oo marar hore dhibsaday hadallo aanu Siyaasigani dhegaha uga duwin.
Halkan hoose waxaanu idiinku soo gudbinyanaa muuqaalka Khudbad uu maanta jeediyey Ismaaciil Buubaa.
https://youtu.be/RSdXIqTY_6Q