Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa shaaciyey 30 shaqaale ah oo ay qaadanayso hay;addu isla markaana ka hawl galaya wasaaradaha dalka,waxaana imtixaanka lagu galayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay tahay markii ugu horeysay ee imtixaan shaqaale dawladeed ah lagu galo.