Hargeysa: Dr Gaboose Oo Talooyin Caafimaadka Oo La Xidhiidha Coronavirus Ujeediyay Bulshada By shiine Elmi - April 6, 2020 0 1024 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa,(HargeisaPress)–Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo kamid dhakhaatiirka reer somaliland ayaa ka dayriyay xaalada diyaar garowga ee xanuunka coronavirus iyo hogaaminta dalka. Share this:FacebookX