Maanta Ayaa Madaxweyne Biixi Iyo Xukuumadiisa Kaw U ah in ay isla Heleen Qof iyo Halkii Uu Ku Wacnaa Xuseen-Dayr iyo Turjumaan Gacanyare ah

0
997
Waxeynu soo Wada Aragney in Xiligii Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo dad badan Lagula Khaldamey Xilalka iyo Mansabka Siyaasiga ah ee La Geynayo, Taas oo dhibaatooyin dhaxal-Xun ah u Horseeday guud ahaanba Somaliland iyo Geedisocdkeedii oo Meel dhexe ku istaagtay, halkii ay Dawlladihii hore oo dhami ka ahaayeen Kuwa farshaxan ah oo ay isu Qiimaysan Yihiin Xilka iyo Qofka loo Magacaabayo iyo Doorkiisa Soyaasadeed ee Bulshada Dhexdeeda amaba Beesha uu kasoo jeedo iyo Saameynta uu ku Leeyahay.
Waxaa dhacdey oo aynu Wadda ogeyn in Nin dhan oo loo Magacaabay Xil Wasiir oo Maamulaya Wasaaradd dhan iyo Qorshihii Siyaasadeed ee Xilka (Polatical-Figer), oo Markaa laga filayey in uu labada dhinacba Saameyn ku yeesho Qarankii iyo Wasaaraddii in uu ka dhamaan Waayay Fanaaniinta iyo Kooxda Xiddigaha Geeska oo aanu Qarankuba u Dirrin Sidaa daraadeedna ay laba dhinacba u Qaadan Waayeen, Waa Hawlwadeenadii Wasaaradii Loo Magacaabey ee Ganacsiga isagoo ah (Afhayeenka Madaxtooyada), iyo Duqeydii iyo Cuqaashii Gobolkii uu kasoo jeeday ee islahaa Xukuumadii waa isku soo dhawaateen oo Wasiirbaa buuxiyay halkii Wasiirkii hore katagey.
Sikastaba ha ahaatee, Xuseen Aadan Cige oo ku magacdheer Xuseen-Deyr (Afhayeenkii Xukuumadii hore), Qofna Tuuris maleh ee Waxaa jirra Wax Illaahay u abuurey oo uu ku Fiican yahey Shaqada Baakistaanka ayuu ku Wacnaa mana Aheyn Siyaasi matteli kara Xukuumad iyo Deegaan uu kasoo jeeday Xukuumadii hore intey u Qaldantey ayey haddana ku Deyday oo lagu Tijaabiyay Shaadhkaaga Noo Baddel laakiin Xukuumadan hadda talada Somaliland haysa ee Muuse Biixi hogaamiyo ayaa garatay Halkii iyo kaalintii uu ku Fiicnaa Xuseen mar haddii ay u qaateen Turjumaanka WHO iyo Meelo kale oo ka hooseeya Waxaan kula talinayaa halkaasi waa halkaagiiye Isla joog Xuseenaw Waadigii lahaa lacagtii aan ka Helay Xukuumadii Siilaanyo Waxey igaga baxdey Muuse,e markaad laba Aroorood Shaqo tagto ee aad Xidigahaagii soo marto ha dhan Waxaan doonayaa Kuxigeenka Kulmiye ee ma u halkaa halkaa anaa kaaga Jawaabaya oo Shaqadaa hoose Meel aan aheyn ma qaban kartid.
Wabilaahi Tawfiiq
Najib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Gabiley

LEAVE A REPLY