Hargaysa: Tartanka Ciyaaraha Kubbadda Cagta Kooxaha Heerka Koowaad Oo Furmay

0
497

Hargaysa (Hargeisa Press): Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee heerka koowaad iyo heerka labaad ee kooxaha caasimadda Hargaysa ayaa maanta ka furmay garoonka Hargeisa stadium.

Waxaana tartankaasi si rasmi ah u furay wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Boos Mirre Maxamed, agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo madaxda xidhiidhka ciyaaraha.

DAAWO: Warkaasi

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY