Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Dhammaan waxaan halkan ka salaamayaa bulshada Somaliland meelkasta oo ay joogaan, waxa kale oo aan si gaar ah u salaamayaa bahda warbaahina Somaliland qaybaheeda kala duwan ee hadh iyo habeenba na soo gaadhsiiya wararka u doorka roon dalka, Bacdal salaam waxaan halkan idinka soo gudbinayaa Hamblyo Iyo Bogaadin Hawada U Marinayaa Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed
Anaga Oo Ah Garyaqaan Muhiyaiin Mohamed Abdi Waxaan Hamblyo Iyo Bogaadin Hawada U Marinayaa Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed, Waxaan Alle Uga Baryayaa In Uu Fududaydiyo Kuna Guuleeyo Xilkaa Culus Ee Loo Igmaday, Waa Guddoomiyihii Ugu Da’da Yaraa Ee Soo Mara Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee JSL, Dhallinyaro Ahaan Si Buuxda Ayaanu Taageero Iyo Hiilba Ula Garab Joogsanaynaa Guddoomiye Cusub, Waxaan Gudoomiyha Kula Talinayaa In Uu Ka Shaqeeyo Cadaalada, , Bahda Garsoorka Iyo Cadaaladdan Waxaan Ug Baaqayaa In Ay La Shaqayeen Gudoomiyaha , Somalidu Waxay Ku Maahmaahdaa Farkaliyii Fool Ma Dhaqdo , Waxaan Mar Labaad Leeyahay Hamblyo Hamblyo Ilaahayn Xilkaa Laguu Igmaday Ha Kuu Fudueeyo Guul Iyo Gobnimo Waarta Insha Allaah
Wa Bilaahi Tawfiiq;
Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Abdi
Hargeysa/Somaliland