Hambalyo Aroos: Mawliid Caabi iyo Shamis Mahamed+ SAWIRRO

0
2416

HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Mawliid Caabi iyo Marwadiisa Shamis Mahamed  oo Arooskoodu ka qabsoomay Magaaladda Gabiley 26/12/2016. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

GACAL IYO SOKEEYE AROOSKIINA LAGU FARAX

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here