Xasan Faarax Qamaan. Xasan Axmed Yuusuf, Asma Cismaan Cabdi, Nuura Faarax Cawad, Umalkhayr Yaasiin ismaaciil, Cabdifataax Maxamed Cabdiraxmaan, Cabdillaahi Faarax Yuusuf iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL, , Caaqil Maxamed Faarax Yuusuf, Mukhtaar Cabdi ismaaciil, Khadar Xasan Isaaq, Cabdirasaaq Sh. Yuusuf Maxamuud iyo dhammaan bahda waxbarashada Somaliland, Yuusuf Sh Ciise Oday, Cabdi Aw Ciise Oday, waxay halkan hambalyo aan la soo koobi Karin uga dirayaan Dr. Maxamed Aaden Daauud, Guddoomiye ku xigeenka Waxbarashada Gobolka Gabiley iyo Marwadiisa Hinda Bashiir Yuusuf oo habeenkii xalay aqalkoodu ka dhacay xarunta gobolka Gabiley ee Gabiley.
Waxannu ilaahay ka dhigo qoyskii lagu nasto ee lagu nagaado, awlaad khayr qabtana ilaahay kala siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN