Halkan ka daawo:-Gudida abaaraha somailand oo gobolada bari oo ku wareejisay gadiid siday raashin gaadhaya 8000 oo qoys

0
858

Burco, (HargeisaPress) —Gudida abaaraha somailand oo gobolada bari oo ku wareejisay gadiid siday raashin gaadhaya 8000 oo qoys oo lakal gayn doono gobolada kala ah xaysimo sanaag bari saraar burco iyo laascaanood

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco office

sekeriye80@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here