Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa ku baaqay in shaqadda laga barto shaqaalaha ajaanibka ah ee dalka ka shaqeeya.
Eng. Cali Cumar Xoor-xoor, ayaa sheegay in dadka Ajaabinka ah ee dadka loo shaqeeyuhu keenayo dalka, in laga barto xirfadahoodda, isla markaana haddii ay dalka ka baxaan in la heli karo muwaadiniin shaqadoodda buuxin kara.
DAAWO:Wasiir Xoor-xoor Oo Arrintaa Ka Hadlaya:
Hargeisa Presa.com/Hargeisa Office.