Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Warqad Dacwad Ah Oo Uu Faysal Cali Waraabe U Gudbiyay Gudida Komishanka Qaranka

0
955
Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay warqad dacwad ah oo uu gudoomiyaha xisbiga ucid u gudbiyay gudida komishanka qaranka, isaga oo gudoomiyuhu ku eedeeyey inay labada xisbi ee Wadani Iyo Kulmiye ay wadaan olole.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

https://youtu.be/_6_vl2sv3LM

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here