Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee kulmiye Muuse Biixi oo ka hadlaayey munaasibad soo dhaweyn ah oo xisbiga Kulmiye u sameeyey Prof Samater oo maanta xisbigaasi ku biiray ayaa waxaaa uu gudoomiyuhu shaaciyey qodobada ay ku heshiyen xisbiga Kulmiye iyo Prof Samater.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa