Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Xukuumaddu Kula Kacday Agaasimaha Telefeeshinka Star

0
1132

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha ururka Suxufiyiint Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa si adag uga hadlay xadhiga ay xukuumadda Somaliland kula kacday agaasimihii Telefeeshinka Star-Tv Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo xalay ciidamada Boolisku xidheen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here