Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ka Dhawaajiyey Qorshe Cusub Oo Saxaafadda Somaliland Khuseysa Kana Hadlay Qaabka Ay U Galeen Dacwado Warbaahinta Qaar Ku Socota

0
1436

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa markii u horeysay ka dhawaajiyey in saxafiyiinta Somaliland ka hawl gasha loo samayn doono kaadh aqoonsiya oo casri ah.

Sidoo kalena waxa uu ka hadlay qaabka ay u galeen dacwado mudooyinkii u danbeeyey maxkamadaha kaga socday warbaahin iyo suxufiyiin ka hawl gasha somaliland.

https://youtu.be/WEyKyY1SQ8g

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here