GUDOOMIHII HORE JALIYADA SOMALILAND EE WADANKA NETHERLANDS IYO GUDOOMIYAHA CUSUB OO KULAN KA YEESHAY SIDII LOOQABAN LAHAA XILWAREEJINTII JAALIYADDA

0
884

Hargeysa,(HargeisaPress)- Gudoomiyihii hore jaliyada somaliland ee Wadanka Netherlands Mud. Ahmed Abdi xudhuun iyo Gudoomiyaha cusub ee Jaaliyada Md mohmuad Abadale digaale Ayaa maanta kulan ka yeeshay sidaa Uguu Macquulsan Ee Loo samayn Karo Xil Wareejintii Jaaliyada.

Uguu horayn Waxaa Goobta Hadalo kasoo Jeediyaya gudoomihii hore Wuxuu Kawar bixiyaay mudadii uu Xilka Hayaya Waxyabiihii Uu qabsoomay Sidoo Kale gudoomiyaha cusub Wuxuu Kulaa dardaaramy Inuu Jaliyada meel sare gaadhsiiyo Wuxuuna xusay inuu La shaqayn doono.

Gudoomiyaha cusub ee jaliyada somaliland md mohmuad abadale digaale ayaa isagunaa dhanksii ugaa mahad naqay gudoomihii hore shaqdii uu soo Hayaya wuxuun xusay inuu ahaa shakhsi dadaal iyo Kari ilaahay siiyaya.

Gudoomiye mohmuad abadale digaale wuxuuna dhankiisa balan qaaday inuu sii libilaabi doono Hawlaha Jaliyada
Dhinaca kale labada masuul waxay sii wada jiraa uguu duceeya Jamhuuriyadda somaliland guud aa haan inuu Ilaahay Xanuunkan Coronavirus dhibtiisa hareer Mariyo
Dhinaca kale gudoomiye mohamud Wuxuu Goobtaad ugaa hambal yeeyaya madax waynha Jamhuuriyadda somaliland md muuse bixii Abdi oo aah madaxwayne markasa dadkiisa xaalada soo gudboonta La qabsadaa
Shacabka Reer somaliland wuxuu uu soo jeediyaya inaa la taxdiro

Abdikarim Qoorgaab 
HargaisaPress- Holland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here