Gudidii Madaxwayne Siilanayo U Magacaabay Xalinta Shaqaaqadii Ka Dhacday Deegaanka Darkayn geenyo Ee Gobolka Sool Oo Kulamo La Qaatay Maamulka Gobolka Sool Iyo Beelihii Dirirtu Dhex Martay

0
991

laascanood, (HargeisaPress) —Gudidii uu dhawan uu madaxwaynaha Somaliland u magcaabay xalinta shaqaaqadii ka dhacday deegaanka dharkayn geenyo ee gobolka sool ee ay dirirtu ku dhex martay labad beelood ee walaalaha ah ayaa waxay kulamo kala duwan la qateen maamulka gobolka sool iyo beelihii ay dirirtu ka dhaxaysay.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here