Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida doorashooyinka Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen inay qaadaceen guddi ay dhawaan magacaabeen masuuliyiinta dallada aan dawliga ahayn ee Sonsaf ,guddigaas oo loogu magic daray guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka,waxaanay ay sheegeen inaanay dallada Sonsaf awood u lahayn inay magacaabaan guddi ka shaqaysa xalinta khilaafaadka doorashooyinka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/_LlgL0Q9aKM
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP