Guddoomiyaha Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Wadamadda Geeska Afrika

0
689

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in ay taageerayaan wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro), waxa uu tilmaamay in wadahadalku uu yahay waxa keliya ee ay laba dawladood ku kala bixi karaan.

Guddoomiyaha Waddani oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa, waxa kaloo uu intaas raaciyay in wadahadalku uu yahay dariiq lagu haadhi karro arrinta masiiriga ah ee Somaliland.

Geesta kale, C/raxmaan Cirro, waxa uu ka hadlay xaaladda wadamadda mandaqadda Geeska Afrika.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here