Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Xukuumada Ku Canaantay Inay Ka Gaabiyeen Siidaynta Wariyihii Cabdi Ilay Afduubtay

0
1115

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa xukumadda somaliland ku canaantay inay ka gaabisay inay ka hawl gasho sii daynta wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo dhawaan dawlada itobiya ka kaxaystay magaalada wajaale kuna xidhan magaalada jigjiga.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here