Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay In Somaliland Lagu Soo Duulay

0
606

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay in lagu soo duulay Somaliland loona baahan yahay in dalka la bad-baadiyo.

Eng. Faysal Cali Waraabe, wuxuu ku baaqay in qof kastoo reer Somaliland ah ay masuuliyadi ka saaran tahay in uu dalkiisa difaaco.

Guddoomiyaha UCID oo maanta warbaahinta Hargaysa kula hadlay waxa kaloo uu ka warbixiyay shirka golaha dhexe ee xisbigiisa oo la filayo in uu dabayaaqadda tdobaadkan ka furmo magaaladda Burco.

Halkan Ka Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Arrintaas iyo Waxyaabo Kale Ka Hadlaya:

https://youtu.be/smrwK-lFuH8

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here