Hargeysa (HargeisaPress) —Guddigii madaxwayne Siilaanyo u magacaabay kasoo kabashada abaaraha ayaa waxay maanta ka hadleen halka ay ku danbaysay qaadhaankii lacageed ee loo ururiyey dadka ay abaartu caydhaysay ee ku dhaqan deegaanada gobolada Somaliland.