Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday inay talaabo adag ka qaadi doonaan xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE kadib markii ay jabiyeen xeerkii anshaxa ee ay ku heshiiyeen waa siday sheegeen guddiguye.
Home Latest News Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Dhawaajiyey In Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE...