Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga Shuruucda iyo Arrimaha Garsoorka ee golaah Guurtida Somaliland ayaa maanta kalfadhi ay yeesheen golaha Guurtidu waxay shaaca ka qaadeen tirada dadka lagu dilay gobolada Somaliland sanadkii tagey ee 2016 iyo tirada kiisaska kale ee dhacay sanadkaasi.