Golaha Degaanka Boorama Oo Ka Heshiiyay Khilaaf Ka Dhex Taagnaa

0
500

Boorama (HP): Khilaaf banaanka u soo baxay oo muddooyinkanba ka dhex taagnaa golaha deegaanka Boorama ayaa is af garad laga gaadhay.
Khilaafkaasi ayaa la xidhiidhay eeddo musuq maasuq oo ay qaar ka mida xubnaha golahaasi u jeediyeen maayarkoodda.
Shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen xubnihii dhaliilaha jeediyay iyo maayarka Boorama ayay ka shaaciyeen in khilaafkaasi la soo af jaray.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here