Burco, (HargeisaPress) —Garsoorayaal ka socday maxkamadda sare ee Somaliland isla markaana socdaal ku tagay magaalada Burco ayaa ka warbixiyay tirada dacwado ay ku dhagaystaan gobolka Togdheer intii ay ku sugnaayeen magaalada Burco.
Home Latest News Garsoorayaal Ka Socday Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Ka Warbixiyey Tirada Kiisaska...