“Garoonka diyaaradaha Burco waa ka ugu taariikhda dheer dhulka Soomaalida oo dhan”…

0
759

Burco (HP): Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga la bilaabayo dhismaha garoonka diyaaradaha Buro oo sanado badan xidhnaa.

Wasiir C/laahi Abokor Cismaan, oo gobolka Togdheer u jooga hawlo shaqo ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha Burco uu yahay ka ugu taariikhda dheer dhulka Soomaalida oo dhan.

Halkan Ka Daawo Hadalka Wasiirka Hawlaha Guud:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here