Hargaysa (Hargeisa Press): Ganacsade Cali Ibraahim Ciise (Cali wareeb), ayaa ka jawaabay eedo ka soo yeedhay siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ka tirsan xisbiga Waddani.
Ganacsade Cali Waraabe, oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa ku eedeeyay Xirsi, in xiligii uu wasiirka ka ahaa xukuumadii Siilaanyo inuu dhibaatooyin u gaystay ganacsatadda.
Daawo: Ganacsade Cali Waraabe Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:
https://youtu.be/yWZMiwNaCF8
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.