Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa Ka Hadlay Go,aanka somaliya ku eriday Ergayga Qaramada Midoobay ufadhiyay muqdisho isagoo sheegay in maamulka madaxwayne farmaajo ku kaceen fal aanay garanayn natiijadiisa, Sidoo kale faysal Cali waraabe ayaa soo jeediyay in ay Hargeysa ku casuumayaan ergaygii ay Soomaaliya eriday.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WAREYSI UU SIIYYAY WARIYE XASAN GALAY OO KA TIRSAN TALFESHANKA HORN CABLE TV