Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dhagaysiga dacawada ka bilaabmatay maxkamadda sare ee Somaliland taasi oo u dhaxaysa garabka uu hogaamiyo iyo garabka kale ee uu hogaamiyo Jamaal Cali Xuseen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/fTdJgZAO7OA
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP