Fanaanka Axmed Zaki oo Soo Saaray Heesta Cusub oo layidha NIMCO 2019

0
2166

HargeisaPress — Daawo Muuqaalka Hees cusub oo uu soo saaray Fannaanka Codka Macaan ee Axmed Zaki, Heesta la baxday “NIMCO” Waxana sameeyay Erayada Qaamuuska Qarniga, waxaana Laxanka ku ladhay Fanaanka Ismaaciil Dulcad Musiga waxa raaciyey oo Tumay Ahmed Wali Furinle.

 

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here