Hanti-Dhawrka Guud Oo Baadhis Ka Bilaabay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland + SAWIRRO

0
1231

Hargeysa, (HargeisaPress) —Saraakiil ka socda Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee qaranka Somaliland, ayaa gelinkii dambe ee jimcihii maanta baadhis deg-deg ah ka bilaabay Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta, Iyagoo qufullo ku xidhay Xafiisyada Xisaabaadka iyo dakhliga ee xarunta wasaaraddaas oo ay sidoo kale waraaqo muujinaya inay baadhis hanti-dhawr ahaan ka wadaan albaabbada xafiisyadaa ku dhejiyey.

Hantidhawrka guud ee qaranka, ayaa maalmihii u danbeeyay waxaa ay baadhis ka bilaabeen Wasaaradaha dalka iyo laamaha kala duwan ee dawlada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka SAWIRADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here