Fadeexad Musuq-Maasuqa Oo Ka Taagan Gabiilay”Maayar Maxamed Amiin Waxa Uu Ku Kacay Ceeb Musuq-maasuq.

0
1508

Gabiilay, (HargeisaPress) —Qaar ka Mid Ah Xildhibaanadda Degmadda Gabiilay Oo Xasaanadii Kala Noqday Maayarka Gabiilay, Golaha Dagaanka Gabiley waxa uu qaaday horyaalka Mayor badalida ooy ku takhasuseen. Maalinta la doorto waa nin wanaagsan, karti leh, daacada in yar kadib ayaa durba kooxi tuurkaa u baxaysaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY