Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Suuqyada Magaalada Hargaysa

0
934

Hargeysa , (HargeisaPress) —Taliyaha ciidamada booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee Ciidanka Booliska ayaa waxa ay maanta galabtii hawlgo ay ku xoojinayaan amniga dalka ku soo mareen suuqyada magaalada Hargaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here