Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq oo ka warantay waayaheedii fanka

0
1102

Hargeysa (Hargeisa Press)- Fannaanada caanka ah ee Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maaqdeeq, ayaa waraysi xiiso badan oo ay Idaacada Radio Hargeysa siisay kaga warantay waayaheedii kala duwanaa ee fanka.

Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq, oo ahayd fanaannada kaliya codkeeda la keeni karin, ayaa Soomaalidu waxay ugu hibeeyeen in ay tahay horyaalkii fanka.

Abwaano badan oo ay ka mid yihiin Axmed Saleebaan Bidde, Cali Sugulle iyo Maxamed Cali Kaarriye, ayaa sheegay in ay Maandeeq tahay boqorada codka Soomaaliyeed.

Hadaba, Fanaannada Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maaqdeeq, ayaa waxaa kale oo ay si qoto dheer uga warantay marxaladihii kala duwanaa ee fankeeda, wakhtigii ay ku soo biirtay fanka, kooxdii ugu horeysay ee ay ka mid noqotay, heestii ugu horaysay ee ay qaaday.

Hoos ka daawo waraysiga Maaqdeeq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here