Doonyo Kalluumaysi oo Ku Degay Xeebaha Somaliland

0
1484
Doonyo Kalluumaysi oo Ku Degay Xeebaha Somaliland

Hargeisa (Hargeisa Press) — Laba Doonyood oo kuwa Kalluumaysiga ah, ayaa ku degay meelo kala duwan oo ka mid ah Xeebaha Somaliland.

Sidaana waxa Warbaahinta u sheegay qaar ka mid ah Kalluumaystada, kuwaasi oo tilmaamay inay muddo ku qaadatay inay Doonyahaasi degay ay soo samato-bixiyaan.

Maxamed Xuseen Maxamuud, kana mida dadka kalluumeysatada ayaa yidhi “Laashku waxaa uu nagaga dagay Lughaya, muddo hadda laga joogo 15 cisho, cid ku dhimatay iyo cid wax ku noqotay toona ma jiraan, dadkii saarnaana waa ay nabad qabaan, isaga uunba jajabay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here