Dood U Dhaxaysa Shacabka Gabiley iyo Wasiirka Biyaha

0
567

Gabiley (Hargeisapress)- Waxaa maana magaalada Gabiley lagu qabtay dood lagu falaanqeynayo Biyaha guud ee Gobolka Gabiley.

Doodan oo ku saabsan wareejinta iyo gacan ku haynta Biyaha Gabiley ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Maamulka Gabiley, Madaxdhaqameed iyo dadweyne tiro badan.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here