Dhalinyarada Xisbiga KULMIYE Oo Kulan La Qaatay Prof Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay

0
963

Hargeysa,(HP) —Dhalinyarada xilalka kala duwan ka haya xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ayaa kulan la qaatay Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ku sugan dalka Somaliland kana mid ah xisbiga KULMIYE.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here