Hargeisa (Hargeisa Press)- Laba Xildhibaan oo kawada tirsan golaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta ku dhex dagaalameen fadhi maanta golaha Guurtidu yeeshay oo ay ku falaanqaynayeen xeerka Ismaamulka Goboladda iyo Degmooyinka oo golaha Wakiiladdu u soo gudbiyay.
Hoos ka daawo muuqaalka dagaalka Xildhibaanada
https://youtu.be/8u2V2pXxsAw
Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.