Borama, (HargeisaPress) —Shacab waynaha ku nool magaalada borama ee xarunta gobolka awdal ayaa maanta dhigay mudaharaad baladhan oo ay kaga soo horjeedaa xadhiga xaq darada ah ee ay xukumadda Ismamulka kilidhka shanaad kula kaceen wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo ahaa wakiil waareedkii HCTV uga soo waramayay gobolka gabiley.
Waxaanay dadkan fariin u direen xukumadda Somaliland iyo madaxwaynaha Somaliland iyaga oo ugu baaqay inay si dag dag ah uga hawl galaan soo daynta wariye Mukhtaar.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Twitter: @HargeisaP