Berbera , (HargeisaPress) — Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo oo saaka ka amba baxay magaalada hargeysa ayaalagu soo dhaweeyey magaalada berber ee xarunta gobolka Saaxil.
Soo dhawayn dhoola-tus taageero ah oo shacabka reer Berbera ku qaabileen weftiga xisbiga KULMIYE ee uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi oo booqasho ku tagay maanta halkaasi, si ay uga qaybgalaan bilowga diiwaangelinta codbixiyayaasha oo ka bilaabaysa Gobolka Saaxil Sabtida.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/cA7ueAD-FPc