Daawo Muuqaal: Xuska ABWAAN GAARIYE ee Dugsiyada Sare ee Hargaysa

0
747

Hargeysa, (HargeisaPress) — Akademiga Horumarinta Afka iyo Suugaanta ee Gaarriye ayaa soo qabanqaabiyey xuska sanadguuradii sadexaad ee Abwaan Gaarriye, waxaana sanadkan xuska loo gaar yeelay Dugsiyada sare ee Caasimada Somaliland.

 7

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here