Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Khayraadka Biyaha Md Baashe Cali jaamac ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Barbaarinta ubadka yaryar oo laga hirgeliyey Magaalada Hargaysa, xaruntaas oo ay maalgashadeen hablo reer S/Land ah oo ka tirsan jaaliyadda Somaliland.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com