Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib u dejinta JSL iyo Xoghayaha Gobolka Maroodijeex Md Xamse Ciise ayaa ka qayb galay munaasabad xadhiga lagaga jarayey xafiiska gudiga dadweynaha ee xaafadda Sancaani oo ah xaafad ka aasaasantay massallaha Galbeed ee Magaalada Hargaysa