Daawo Muuqaal: Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dublin

0
748

Dublin-Ireland, (HargeisaPress) — Waftigii uu hoggaaminaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa gaadhay dalka Ireland, waxaana garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Dublin ku soo dhaweeyay  Masuuliyiin ka socda Wasaaradda Arrimaha debadda ee Ireland, Xubno ka tirsan Safiirada Somaliland iyo La taliyaal.

Sidoo kale waxaa Waftiga Madaxweynaha Si weyn u soo dhaweeyay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ireland.

Dublin-Ireland 3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here