Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka waxbarashada Somaliland Mud. Cabdilaahi Ibraahin Habbane Ayaa maanta ka hadlay xilliga rasmiga ah ee la galayo imtixaanaadkii shahaadiga ahaa sidoo kalena waxa uu fariimo digniina u diray maamulayaasha Dugsiyada waxbarasho ee dalka Somaliland.
Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka.
https://youtu.be/vtZUYvB8D20
HargeisaPress News Desk — Hargeysa