Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye), ayaa Ka Waramay Siyaasada Gobolada Bariga, Horumarka Wasaaradiisa mudadii u joogay iyo Hankiisa Siyaasadeed ee Mustaqbalka Sidaana waxaa uu ku sheegay Waraysi uu la yeeshay Xuseen Cabdilahi Deeqi oo ka tirsan Tvga Qaranka . Daawasho Wacan….
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com